Dagaal culus oo caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal iyo duqeymo culus ayaa waxay ka dhaceen caawa degaanka ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ku sugan degaanka ceelasha ayaa sheegaya in dagaalku uu ka dhacay meel lagu magacaabo Arbacow markii xoogag taabacsan Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay halkaas ku leeyihiin ciidamada AMISOM. Daryanka madaafiic xoogan ayaa caawa laga … Continue reading Dagaal culus oo caawa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha & faahfaahino ka soo baxaya